Home » WARARKA MAANTA » DHAGEYSO: Xukumada Somalia oo Lacago Ku Bixinaysa Joojinta Dooda Qalbi dhagax Iyo Xildhibaan Kashifay?

DHAGEYSO: Xukumada Somalia oo Lacago Ku Bixinaysa Joojinta Dooda Qalbi dhagax Iyo Xildhibaan Kashifay?

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyey inay lacago ku bixinayso sidii loo joojin lahaa ka doodidda Mooshinka laga gudbiyey C/kariin Shiikh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ah sarkaal ONLF ah oo dhawaan loo gacan galiyay Dowladda Ethopia.

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo kamid ah Baarlamaanka Soomaliya oo la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in kiiska C/kariin uu yahay mid xasaasi ah islamarkaana Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka ay ka go’an tahay in ay arintaas war kasoo saaraan.

Sidoo kale Xildhibaan Abuukaate ayaa tilmaamay in  Xukuumadda federaalka Soomaliya ay dhaqaalo ku bixinayso sidii loo damin lahaa kiiska dhiibida C/kariin Shiikh muuse(Qalbi Dhagax), oo ka tirsan jamhadda ONLF oo dhawaan loo gacan galiyay Dowladda Ethopia, islamarkaana Xukuumadda Soomaliya ay qiratay.

Mahaan Ka dhageeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Sawirro: Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Mowqifka Soomaaliya ee Arrimaha Khaliijka, Arrimaha Amniga, Miisaaniyada 2018 iyo arrimo kale

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ...

4 sano kadib Ururka Al Shabaab oo shaaciyay tirada raggii fuliyay weerarkii Westgate?

21-kii September 2013-kii Afar sano ka hor maanta oo kale waxaa dhacay weerarkii lagu qaaday ...