Home » WARARKA MAANTA » Rag Hubeysan Oo Haweeney Ku Dilay Magaalada Muqdisho?

Rag Hubeysan Oo Haweeney Ku Dilay Magaalada Muqdisho?

Dabley Bastooladu ku hubeysan ayaa xalay xafaada Siliga ee degmada Yaaqshid waxaa ay ku dileen Haweeney lagu magacaabi jiraya Dahabo dhuxuley, taasi oo ka mid ahayd dadka deegaanka.

Waxaana lagu soo warramayaan in Ragggii ka danbeeyay dilkaasi ay isaga baxsadeen goobta dilka kadib.

Ciidamada ammaanka degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay baaritaano ku aadan dilkaasi ka sameeyeen xafado ka tirsan degmadaasi, mana jirto ilaa iyo haatan cid ay u soo qabteen.

Lama oga sababta ka danbeysa dilka Haweeneydaasi, waxaase dadka deegaanku ay sheegeen in ay ka Ganacsan jirtay Dhuxusha.

Muddooyinkii danbe Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacayay falal liddi ku ah amaanka, sida qaraxyo iyo dilal qorsheysan, kuwaas oo ay masuuliyadoodu sheegteen Xarakada Al Shabaab

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Sawirro: Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Mowqifka Soomaaliya ee Arrimaha Khaliijka, Arrimaha Amniga, Miisaaniyada 2018 iyo arrimo kale

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ...

4 sano kadib Ururka Al Shabaab oo shaaciyay tirada raggii fuliyay weerarkii Westgate?

21-kii September 2013-kii Afar sano ka hor maanta oo kale waxaa dhacay weerarkii lagu qaaday ...