Home » WARARKA MAANTA » Dhageyso: Mustaf Dhuxulow: “Wasiirradii hore waa in ay Irbad is duraan si ay u dul qaataan?

Dhageyso: Mustaf Dhuxulow: “Wasiirradii hore waa in ay Irbad is duraan si ay u dul qaataan?

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya,Xildhibaan Mustaf Maxamed Dhuxulow ayaa u digay Wasiirradii ka tirsanaa dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud ee hadda isku dayaya in ay dowladdan dumiyaan sida uu hadalka u dhigay.

Xildhibaanka oo ka hadlayay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in isaga uusan 3 Sano Wasiir noqon,islamarkaana uu is duray Irbad dulqaadka wasiirnimo la’aanta ah,waxaana uu u soo jeediyay Wasiirradii afartii sano ee la soo dhaafay maamulayay dalka in ay is dejiyaan.

Xildhibaanka oo ka hadlayay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in isaga uusan 3 Sano Wasiir noqon,islamarkaana uu is duray Irbad dulqaadka wasiirnimo la’aanta ah,waxaana uu u soo jeediyay Wasiirradii afartii sano ee la soo dhaafay maamulayay dalka in ay is dejiyaan.

Xildhibaanka ayaa ka digay in kacdoon shacab oo ay ka dambeeyaan shaqsiyaad dano gaar ah leh ay horseedeyso in ay dowladda bur burto,taasina aysan ahayn wax loo baahan yahay.

Xildhibaannada hadda wada mucaaradidda dowladda hadda jirta ayuu sheegay in haddii ay joojin waayaan danaha shaqsiyaadka ee ka dhanka ah dowladnimada Soomaaliya ay markaas dhici karto in iyagana lagu daydo oo sida ay u dhaqmayaan loo dhaqmo.

Mahaan Hoose ka dhageyso  Codka

By  Nuur Ismail  Sheikh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Sawirro: Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Mowqifka Soomaaliya ee Arrimaha Khaliijka, Arrimaha Amniga, Miisaaniyada 2018 iyo arrimo kale

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ...

4 sano kadib Ururka Al Shabaab oo shaaciyay tirada raggii fuliyay weerarkii Westgate?

21-kii September 2013-kii Afar sano ka hor maanta oo kale waxaa dhacay weerarkii lagu qaaday ...