Home » WARARKA MAANTA

WARARKA MAANTA

Sanbalooshe Oo Alshabaab U Fududeynaya In Ay Qaraxyada Iyo Dilalka Qorsheysan Ku Bataan Magaalada Muqdisho (Sabab Cajiib Ah Awgeed)

 Cabdullahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa shalay galab ku dhawaaqay go’aan qar iska tuurnimo ah,kaas oo ganacsatada ku cadaadinaya in aysan wax lacag ah siin ururka Alshabaab. Sheekada marka ay halkaas mareyso su’aasha u baahan in la wayddiiyo Sanbalooshe iyo xertiisa  waxa ay tahay “Haddaba, yaa damaannad qaadaya ganacsatada diidda amarka Alshabaab?,” haddii su’aashaas jawaab loo helo diyaar ayeey noqon karaan ...

Read More »

Akhriso:-Magaca Maamul Goboleedka Hir-shabeelle oo La Badalaayo

Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Cali C/laahi Osoble  oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maamulkiisa uu wado qorshe ku aadan in gabi ahaanba la badalo Magaca Hir-shabeelle oo loo bixiyay Maamulkaas ka hor doorashadii ka dhacday Magaalada Jowhar sanadkii aynu soo dhaafnay. Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Osoble ayaa sheegay in magaca Hir-shabeelle uu yahay wax la bixiyay ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qarka U Saaran In Albaabada La Iskugu Dhufto (Muran Iyo Dood Ka Taagan Awgeed)

Wasiirru dawlaha wasaarradda arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdullahi Faarax Wehliya ayaa ku tilmaamay waxba kama jiraan xilka qaadistii lagu sameeyay xoghayihii Joogtada wasaarradda arrimaha Gudaha Soomaaliya, Yaxye Cali Ibraahim. Wareegto kasoo baxday wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa ayaa xilka looga qaaday Yaxye oo lagu eedeeyay in uu hawshiisa gudan waayay, taasna ay keentay in uu waayo xilkiisa. Si kastaba ha ...

Read More »

Saddex-dii Maalin Ee Ugu Dambeysay AMISOM Maxay Muqdisho Ku Qabatay? (Xog Muhiim Ah)

Saddex-dii maalin ee ugu dambeysay saldhigga ugu wayn ciidanka hawlgalka nabad ilaalinta AMISOM ay ku leeyihiin xerada Xalane waxaa ka socday shir jaraa’id oo looga hadlayay xaaladda amaan ee magaalada Muqdisho. Saraakiil ka kala socotay waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa ka qayb galay, halka lagu casuumay qaar kamid ah saraakiisha ammaanka dawladda Soomaaliya. Dhinnacyadii shirkaas ka qayb galay ...

Read More »

Diyaarad Sidda Ciidan Ka Tirsan Hawl Galka AMISOM Oo Soo Caga Dhigatay Magaalada Muqdisho

Ciidamo ka tirsan dawladda Uganda oo cusub ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, si ay baddal ugu noqdaan guuto horey oo Kampala loo diray. Muddo Lix bilood kasta waxaa baddal lagu sameeyaa guuto kamid ah hawl galka midawga Afrika ee AMISOM, sidaa darteeda guutada cusub waxaa soo dhawayn wanaagsan u sameeyay qaar kamid ah saraakiisha ugu sar sareysa AMISOM iyo kuwa ...

Read More »

Dhalinyaro soomaali ah oo loo heysto kufsi ay u geeysteen haweeney 40 jir ah

Dhalinyaro lugu sheegay ineey yihiin saddex soomaali ah ayaa lugu soo oogay dacwad la xirriirta kufsi ay u geeysteen haween 40 jir ah. Haweeneeydan ayaa wararku sheegayaan in ay kooxdaan ay ka jidka kaga soo qaadeen mooto ay wadeen, waxaana markaa ka dib ay u geysteen kufsi. Falkan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Barkarby ee duleedka magaaladda Stockholm jimcihii ina ...

Read More »

FIIRSO Farxadda iyo dareenka Maxaabiistii xabsiga Ethiopia laga soo daayey oo Muqdisho la keenay

Read More »

GAROONKA AADAN CADDE ma isbaaro ayaa dhex taal mise waa tuugo canshuuraha u soo dhigatay?

Marka aad ka soo daganeeyso iyo marka aad ka baxeeyso waxaad la kulmee shaqaalaha qeybta canshuuraha oo afku labo taako yahay, weeyna ku handadayaan, waxna wey ku weydiisanayaan. In ay tuugo wax xaddo yihiin iyo in ey burcad wax dhecdo oo isbaaro u taalo yihiin waan kala garan waayay, 3 Sano oo safar aan ku tagaayay waxba isma doorinin, laakiin ...

Read More »

FIIRSO: Maxaabis Caawa Laga Soo Dajiyay Garoonka Magaalada Muqdisho

Read More »

WAR DEG DEG AH:Wasaaradda Amniga Gudaha oo Caawa Soo Saartay Amaro Culus

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya ayaa amaro culus kusoo rogtay dadka Taageera dagaalayahanada Xarakada Al-shabaab yo dadka lacagaha ku bixiya ee ku sugan Magaalada Muqisho. Wasaaradda ayaa digniino culus u jeedisay dadka ku Ganacsada Gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada muqdisho kuwasi oo lacago siiyay Al-shabaab. Go’aamada ka soo baxay waxa ka mid ah:- In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...

Read More »