Home » QORMOOYINKA (page 20)

QORMOOYINKA

Alshabaab Oo Kaarar Aqoonsi Ah U Sameyay Odayaal Dhaqameedka Soomaalida (Sheeko Xiiso Badan)

Deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa dhawaan kusoo gabagaboobay Dawro ama Siminnaar ay soo qaban qaabiyeen ururka Alshabaab, kaas oo loo qabtay odayaal dhaqameedyada ku dhaqan gobolka Shabeellaha Hoose. Kutub diinni ah ayaa lagu qaadanayay afarta Maalmood ee uu socday siminnaarka, ugu dambeyn gaba gabada waxaa halkaas ka hadlay qaar kamid ah mas’uuliyiinta dhaq dhaqaaqa Alshabaab ee gobolka Shabeellaha ...

Read More »

Sanbalooshe Oo Alshabaab U Fududeynaya In Ay Qaraxyada Iyo Dilalka Qorsheysan Ku Bataan Magaalada Muqdisho (Sabab Cajiib Ah Awgeed)

 Cabdullahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa shalay galab ku dhawaaqay go’aan qar iska tuurnimo ah,kaas oo ganacsatada ku cadaadinaya in aysan wax lacag ah siin ururka Alshabaab. Sheekada marka ay halkaas mareyso su’aasha u baahan in la wayddiiyo Sanbalooshe iyo xertiisa  waxa ay tahay “Haddaba, yaa damaannad qaadaya ganacsatada diidda amarka Alshabaab?,” haddii su’aashaas jawaab loo helo diyaar ayeey noqon karaan ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qarka U Saaran In Albaabada La Iskugu Dhufto (Muran Iyo Dood Ka Taagan Awgeed)

Wasiirru dawlaha wasaarradda arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdullahi Faarax Wehliya ayaa ku tilmaamay waxba kama jiraan xilka qaadistii lagu sameeyay xoghayihii Joogtada wasaarradda arrimaha Gudaha Soomaaliya, Yaxye Cali Ibraahim. Wareegto kasoo baxday wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa ayaa xilka looga qaaday Yaxye oo lagu eedeeyay in uu hawshiisa gudan waayay, taasna ay keentay in uu waayo xilkiisa. Si kastaba ha ...

Read More »

Saddex-dii Maalin Ee Ugu Dambeysay AMISOM Maxay Muqdisho Ku Qabatay? (Xog Muhiim Ah)

Saddex-dii maalin ee ugu dambeysay saldhigga ugu wayn ciidanka hawlgalka nabad ilaalinta AMISOM ay ku leeyihiin xerada Xalane waxaa ka socday shir jaraa’id oo looga hadlayay xaaladda amaan ee magaalada Muqdisho. Saraakiil ka kala socotay waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa ka qayb galay, halka lagu casuumay qaar kamid ah saraakiisha ammaanka dawladda Soomaaliya. Dhinnacyadii shirkaas ka qayb galay ...

Read More »

GAROONKA AADAN CADDE ma isbaaro ayaa dhex taal mise waa tuugo canshuuraha u soo dhigatay?

Marka aad ka soo daganeeyso iyo marka aad ka baxeeyso waxaad la kulmee shaqaalaha qeybta canshuuraha oo afku labo taako yahay, weeyna ku handadayaan, waxna wey ku weydiisanayaan. In ay tuugo wax xaddo yihiin iyo in ey burcad wax dhecdo oo isbaaro u taalo yihiin waan kala garan waayay, 3 Sano oo safar aan ku tagaayay waxba isma doorinin, laakiin ...

Read More »

“Koogaar iyo kadeed!” W.Q. Xasan Cabdulle Calasoow Shiribmaal

“Koogaar iyo kadeed!” Tuulada Koogaar oo ah Magaalo hoos timaada Degmada Cadale ee gobolka shabeellaha dhexe, dagaalkeeduna soo noqnoqday, oo aan filayo inay tahay markii Seddaxaad oo la gubayo Tuulada. Mase lihi maxay u dagaallameen, maxay i su dileen, maxay dhulka isugu haystaan wow deeqaaye,  oo  dagaal iyo colaadu dhacdo ugub maaha. Sidaa awgeed waa wax ka dhaca Adduunka aynu ...

Read More »

FIIRSO: Fanaannad Reer Yurub Ah Oo Ku Luuqeysay Hees Caruurreedka Soomaalida Ee “Huuwaaya Huuwaa”

Dhaqan ahaan Soomaalida waa dad suugaan xajmi leh, sidoo kalena dadyawga caalamkana ay u riyaaqaan, marka ay maqlaan. Qof walba oo Carruurnimo soo maray islamarkaana Koonfurta Soomaaliya aqoon ayuu u leeyahay heesta caanka ah ee “Huuwaaya Huuwaa’a,” oo markii uu yaraa ayaa lagu ciyaarsiin jiray, haddaba mid kamid ah fanaaniinta reer Yurub ayaa soo cusbooneysiisay heestan oo ku qaadday Af ...

Read More »

Markii Ugu Horreysay Lacagaha Dalalka Ethiopia Iyo Kenya Oo Laga Isticmaalay Gobollada Soomaaliya!, Haddaba Waa Gobolkee?

Deegaanada ku teedsan xuduudda Soomaaliya ay la leedahay waddamada Kenya iyo Ethiopia ayaa waxaa ka bilaawday olole lagu isticmaalayo lacagta Shillinka Kenya iyo Birta Ethiopia. Kaddib markii ay ganacsatada diideen lacagtii Shillinka SOomaaliga ahayd, dadka shacabka ee ku dhaqan deegaanadaas ayaa door biday in isticmaalaan lacagaha ajaaniibta ah ee waddamada deriska. Ma jirto nasiib darro ka wayn in Soomaaliya gudaheeda ...

Read More »

Wiil Soomaali Ah Oo Shaqada U Aqoonsaday Taliye Mareykan Ah (Sheeko Xiiso Badan)

Janeé Harteau oo ahayd taliyaha Booliska magaalada Minneapolis ayaa iska casishay xilkii ay heysay kaddib markii ay ka naxday dilkii uu geystay Maxamed Nuur oo ah wiil Soomaali Mareykan. Maxamed ayaa toogtay dhammaadka todobaadkii hore Justine Damond oo ahayd 40-jir kasoo jeedda dalka Australia, lamana oga sababta kadambeysa falkaas. Taas waxa ay keentay in ay is casisho haweeneydii u qaabilsanayd ...

Read More »

Maamulka Hirshabeelle Oo Waji Ka Sameysanaya AMISOM Iyo Tallaabo Aan Loo Riyaaqin Oo Uu Qaaday Maamulkaas (Akhriso Xog Daahsoon)

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo dowlad-goboleedka Hirshabeelle ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis. Heshiiska ayaa maamulka Hirshabeelle ku siinayaa AMISOM Dhul ay degaan ciidan kamid ah ciidamada Amisom oo lagu xoojinayo ciidanka Amisom ka jooga xarunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle. Heshiiska ayaa dhigaya in dowlad-goboleedka Hirshabeelle siin doonto  dhul  howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, kaas oo loogu ...

Read More »