Home » QORMOOYINKA

QORMOOYINKA

Khaa’inul Wadan!!: Shakhsiga Ka Dambeeya In Ay Maamul Goboleedyada Taageeraan Xulafada Imaaraadka iyo Sacuudiga Oo La Ogaaday!

Isku soo dhawaasho aan horey loo saadaalin ayaa ka dhex jirta dawladda Soomaaliya iyo xulufada Sucuudiga madaxda uu u yahay, maadaama horey ay Soomaaliya uga gacan taagatay islamarkaana ay dhex dhexaad ka noqotay khilaafka dawladaha Khaliijka. Su’aalaha la iswayddiinayo waxaa kamid ah sidee bay ku dhacday isku soo dhawaanshahan? yaa ka dambeeyay? iyo kuwa kale, hasa yeeshee waxaan qoraalkan ku ...

Read More »

Magacyada Iyo Qabiillada Guddiga Xildhibaannada Ee Loo Xilsaarey Arrinta Qalbi Dhagax

Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari  ayaa  magacaabay Guddi gaar ah oo ka soo tala bixiya qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin  Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo loo gacan geliyay Dowladda Itoobiya iyo doodii ka dhalatay. Guddigan oo ka kooban 15 xubnood oo dhamaan ah Xildhibaanada  ayaa lagu wargeliyay inay warbixin tifaftiran ka soo ...

Read More »

Dantaada Gaarka Ah Waxaa Ka Muhiimsan Midda Guud (Faallo Cajiib Ah)

 07 June 2016 War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Federalka Soo-maaliya ay ka xuntahay khilaafka Diblomaasiya-deed ee soo kala dhexgalay Dowladaha Carabta ee walaalaha ah. “ Mowqifka dowladda Federaalka Somaliya ka qaadatay khilaafka dalalka Khaliijka ayaa ah mid cad oo ay ku muujineyso in aanay dhinacna la safneyn dowladaha khilaafka u ...

Read More »

Ciidamada Kenya oo gubay Xarun Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku laheyd Gobolka Gedo

Ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya ayaa  gubay xarun ay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku leedahay tuulada Khadiijo-Xaaji oo udhexeysa magaalooyinka Beled Xaawo & Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Wararka laga helayo Deegaankaasi ayaa sheegaya in Kolonyo ka tirsan Ciidanka Kenya ay xalay abbaaro 5-tii Saac gudaha u galeen tuuladaas iyagoo dab qabadsiiyey Xarunta Shirkadda oo ehayd isgaarsiinta kaliya ee laga isticmaalo deegaankaasi. ...

Read More »

DAAWO Filim Argaggax Leh Oo Ay Alshabaab Ka Sameeyeen Dad Ay Ku Sheegeen In Ay Yihiin Jaawaasiis Kenyan Ah

kooxda borobagaandada u qaabbilsan Alshabaab ee Al-kataa,ib garabkeeda warbaahineed ayaa soo saartay Filim laga sameeyay dad jaajuus ay ku sheegeen in ay u dhasheen dalka Kenya. Filimka oo la daawan karo muddo 23 daqiiqo ah waxa uu kusoo baxay Saddex Luqadood oo kala ah Sawaaxili,Engalish iyo Somali. Filimkan oo ah هم العدو  فاحذرهم qeybta 8-aad waxey Al-kataa,ib kusoo bandhigtay Saddex ...

Read More »

Kaddib Arrintii Qalbi Dhagax; Waa Maxay Ajandaha Kale Ee Dhawaan Baraha Bulshada Qabsan Doona?

Waxa aan soo dhaafnay mawjado siyaasad ah iyo mawduucyo kala duwan oo bilihii lasoo dhaafay dalka qabsaday, hasa yeeshee arrintii ugu dambeysa ee Qalbi Dhagax waxa ay ahayd mid dad badan ay ku lumisay dawladda Federaalka Soomaaliya. Su’aalaha la iswayddiinayo waxaa kamid ah talloow haddii arrintii Qalbi Dhagax ay dhammaatay maxaa xigi doona?; waxa aad iswayddiineysaa arrinta Qalbi Dhagax sidee ...

Read More »

Qiimeyn: 3 Bil Kadib, Maxaa Ka Qabsoomay Ballantii Madaxweyne Farmaajo Ee Cadaaladda?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu 4-tii June ee sanadkan, Garoonka Koonis ka ballan-qaaday in uu 3 bil gudahood wax uga qaban-doono cadaaladda dalka, isaga oo yiri “Waxaa noogu soo xigta Cadaaladda oo aan ballan idiinka qaaday ammaano iyo amni,  waa hawl is wadata oo aan hadda wadno, caddaaladda soo fiiirsada, soo ogaada, saddex-da  bil ee soo ...

Read More »

Ma Dhabbaa In Madaxwayne Farmaajo Uu Ku Wajahan Yahay Dalka Sucuudiga? (Sir culus)

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan lagu wadaa inay gaaraan boqortooyada Sucuudiga iyadoo ujeedka safarka madaxweynaha uu yahay in xiriirka loo jaro dowladda Qadar. Sababaha ugu weyn ee madaxweynuhu u qaadanayo go’aankan ayaa lagu sheegay in dowladda Qadar ay taageerto siyaasiyiin uu madaxweynuhu u arko inaysan la dhacsaneyn siyaasaddiisa iyo dowladda uu madaxweynaha ka yahay iyo lacago dowladda ...

Read More »

AKHRISO Magacyada Guddoonka Baarlamaanka Oo Guddi U Saaray Arrinta Qalbi Dhagax

Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta u saaray guddi soo baara kiiska arrinta Qalbi Dhagax oo ahayd mid beryihii dambe la isla dhex marayay suuqyada. Guddi ka kooban 15 qofood ayaa loo saaray in ay soo xoomiyaan arrinta Qalbi Dhagax si Baarlamaanka uu go’aan cad kaga qaato. HAddaba Akhriso Warqadda oo dhammeystiran magacyada guddiga loo xil saaray

Read More »

Waddada Makka Al Mukarrama Oo Sabab Layaab Leh U Haawaneysa Maanta

Booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa ka shakiyay gaari loo maleeyo in lagu soo xiray walxaha qarxa kaas oo yaalla waddada Makka Almukarama. Dhammaan dhaqdhaqaaqa waddada ayaa la xiray kaddib markii ay dad goobta ka ag dhawaa ay ku wargeliyeen Booliska in gaariga ay ka shakiyeen islamarkaana ay ka baqeen wuxuu yahayna aysan ogeyn. Ciidamada Miinada baara ayaa goobta ...

Read More »