Home » MUUQAALLADA

MUUQAALLADA

FIIRSO Alshabaab Oo Filim Lala Yaabo Ka Sameeyay Dagaalka Ay Kula Jiraan Dawladda Kenya

Dhaq dhaqaaqa Alshabaab ayaa soo bandhigay muuqaal Film ay kasameeyeen dagaalladii ay la galeen dawladda Kenya, intii ay Soomaaliya kujireen. Dhawaannahan Alshabaab ayaa aad u badinayay muuqaallada iyo Filmada ay soo duubayaan, sidaa darteeda Filmkan wuxuu qayb ka yahay Borobagaandada ururkaas ee dhanka warbaahinta. Muuqaalka wuxuu ka kooban yahay Kenya iyo kahor inta aysan soo galin gudaha Soomaaliya iyo kaddib ...

Read More »

FIIRSO Farxadda iyo dareenka Maxaabiistii xabsiga Ethiopia laga soo daayey oo Muqdisho la keenay

Read More »

FIIRSO: Fanaannad Reer Yurub Ah Oo Ku Luuqeysay Hees Caruurreedka Soomaalida Ee “Huuwaaya Huuwaa”

Dhaqan ahaan Soomaalida waa dad suugaan xajmi leh, sidoo kalena dadyawga caalamkana ay u riyaaqaan, marka ay maqlaan. Qof walba oo Carruurnimo soo maray islamarkaana Koonfurta Soomaaliya aqoon ayuu u leeyahay heesta caanka ah ee “Huuwaaya Huuwaa’a,” oo markii uu yaraa ayaa lagu ciyaarsiin jiray, haddaba mid kamid ah fanaaniinta reer Yurub ayaa soo cusbooneysiisay heestan oo ku qaadday Af ...

Read More »

FIIRSO: Wasiirka Warfaafinta oo Ka Hadlay Qarax gaari Ka Buuxo oo Muqdisho Lagu qabtay

Read More »

Wararkii ugu Danbeeyey Bariga dhexe Sucuudiga oo Shuruud Adag ku xirtay Qatar

Read More »

FIIRSO Mid Kamid Ah Wasiirrada Soomaaliland Oo Weerar Aan Loo Kala Harin Ku Qaaday Laanta Af-Soomaaliga Ee BBC-da Iyo Weriye Axmed Siciid Cige Oo Jawaab Lala Yaabo Siiyay!

Wasiirka warfaafinta maamulka Soomaaliland Cismaan C/lahi Saxardiid (Cadaani) ayaa weerar kulul ku qaaday laanta af Soomaaliga ee BBC-da. Iyadoo BBC-du ku jirto todobaadkan dabaal daga 60-sano guurradii kasoo wareegatay markii dhidibbada loo aasay, ayuu wasiir Cadaani sheegay in aysan BBC-du ahayn warbaahin dhex dhexaad ah oo dhinac-na aan u jan jeerin. Isagoo ka hadlayay munaasabaddaas ayuu sheegay Cadaani in ay ...

Read More »

Qof Wata Calanka Soomaaliya Oo Carqaladeeyay Xalfad Ay Lahaayeen Qurba Joogta Soomaaliland Ee Dalka UK (Dagaal Iyo Buuq +Feer, Muuqaal Xiiso Badan)

Colaadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Soomaaliland maalinba maalinta ka dambeysa waji cusub iyo muuqaal kale ayeey yeelanaysaa, Maamulka Hargeysa ayaa shacabkiisa ku cadaadiya in aysan aadin magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Sidoo kale Soomaalida ayaa aaminsan in Soomaaliland ay tahay qayb kamid ah  Soomaaliya, si kastaba ha ahaatee dhaqamada iyo waxyaabaha ay labada dhinac ku kacayaan marka aad si ...

Read More »

Yaa Ku Guuleeystay Abaal-Marintii BBC-Soomaali Ugu Tallagashay Dumarka Abwaannada Ah? (Daawo Gabar Uu Ilaahay Ugu Deeqay Aftahanimo)

BBC-da qaybteeda Afka Soomaaliga ayaa todobaadkan u dabaal dageysa 60-sano guuradii kasoo wareegatay markii dhidibbada loo taagay. Dhanka Kale abaal marin ayeey ballanqaadeen in ay siin doonaan gabdhaha Murti-maalka ah ee Soomaaliyeed, kuwaas oo ku tartamaya suugaanta Afka Hooyo, ugu dambeyn waxaa la guddoonsiiyay gabadh dhallinyaro ah oo deegaan ahaan Soomaaliland kasoo jeedo islamarkaana lagu magacaabo Deeqa Nuux, kaddib markii ...

Read More »

“Xildhibaannimooy Xaal Qaado!”: FIIRSO Baarlamaanka Dalka Taiwan Oo Gacanta Isku Tagay ( Muuqaal Cajiib Ah)

Waa caado dhaqan iyo soo jireen ka noqotay adduunka wakhtiyadii ugu dambeysay in odayaasha qaranka ama Baarlamaanka hadba sidaad u taqaano ay is laayaan, gacanna isla gaareen, kaddib muran soo dhex gala. Soomaaliya ayaa lagu xaman jiray dhaqanka noocaas ah,kaddib Turkiga ayeey ka dhacday in Baarlamaanka dalkaas uu gacanta isla tago, markanse Bariga fog iyo waddanka Taiwan halkaas oo ay ...

Read More »

FIIRSO Wariye Lagu Xiray Amarka MD Gaas oo Sir Badan Banaanka keenay & Ceebtii dhacday

Read More »