Home » Author Archives: Nuurka Nuurka

Author Archives: Nuurka Nuurka

Xildhibaano Caraysan oo Farmaajo u dacwooday Iyo Amarkii Ahaa in Laga Guuro Madaxtooyadda Somalia oo Maanta Ku Eg?

Maanta oo talaado ah waxaa ku eg Amarkii Agaasimaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya Fahad Yaasiin ka soo saaray in muddo 14 maalmood looga guuro dhismayaasha Madaxtooyada . Amarkaas ayaa dhigayay in dadka  degan dhismayaasha Madaxtooyada oo isugu jira Wasaarado, Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin horay xilal u soo qabtay, kuwaasoo degenaa Madaxtooyada 7-dii sano ee u dambeysay In ay ka guuraan. Sida ...

Read More »

Faah Faahin Iyo Xog laga helaayo Qarax Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 kalane waa ay ku dhaawacmeen Qaraxyo Miinooyin ah oo maanta Ciidamada AMISOM lagula eegtay Ex Control Balcad ee magaalada Muqdisho. Qof ka mid ah dadka deegaanka oo tagay meel aan ka fogeyn goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa Warbaahinta u sheegay in uu arkay dhimashada 3 qof oo la ...

Read More »

Wasiir Juxa oo Wax Badan Kashifay :Beesha Caalamka Xalane kaliya ayaay ku shaqeysa Anigaa Xitaa Ma Geli karo ?

Wasiirka Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib uheshiisnta Soomaaliya C/Faarax Siciid Juxaa o ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa dhaliil ujediyay Beesha Caalamka ee ku dhex shaqeeya Xerada ugu weyn AMisom ee Xalane. Wasiir Juxa waxa uu sheegay in amniga Magaalooyinka dalka ee Dowladda haatan gacanta ay ku heyso uu yahay mid la isku haleyn karo oo Ajaanibta ay ku shaqeyn karaan ...

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo eedeyn u jeediyay Beesha Caalamka Sir badan ayuu daaha ka Rogay?

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed islaam ayaa ku eedeeyay Beesha Caalamka in ay caqabad ku tahay horumarka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in Beesha Caalamka aysan doonin in Soomaaliya ay ka mid noqoto dalalka hormaray. Axmed Madoobe ayaa Beesha Caalamka ku eedeeyay in aysan dhab ka aheyn wax u qabashadda Soomaaliya,islamarkaana aysan aaminsaneyn dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyadda. Madaxweynaha Jubbaland ayaa ...

Read More »

Maamulka degmada Mahadaay oo beeniyay War lagu Baahiyay Warbaahinta Al shabaab ?

Guddoomiyaha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Cabdullaahi Maxamed Xuseen ( Geeldoox ) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay dagaal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Degmadaasi. Waxa uu sheegay in weerar ay ku soo qaadeen dagaalyahano ka tirsan Kooxda Al Shabaab ay iska caabiyeen, kaasi oo uu tilmaamay in lagu soo qaaday fariisimo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin ...

Read More »

Haweeney Xaamilo ah oo lagu Kufsaday Magaalada Garowe”Dhacdo Argagax leh”

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Haweeney ka mida Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Garowe oo aheyd Xaamilo lagu Kufsaday Magaaladaasi. Haweeneyda oo la heyd Uur 8 Bilood ah,ayaa la sheegay in Kaam ay ka daganeyd Magaalada Garowe lagu Kufsaday,waxaana la tilmaamay in Ninkeeda oo la joogay ay Qori ku qabteen Rag Hubeysan oo ...

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo soo dhoweeyay Talaabo aay qaaday dowladda Somalia?

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa soo dhoweeyay go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ku taageertay xil ka qaadistii Madaxweynihii hore Cali C/llaahi Cosoble. Waxaa uu sheegay inay soo dhoweynayaan go’aanka Golaha Wasiirada ay ku gaareen inay ku raacaan sharciyada kalsooni kala noqoshada Baarlamaanka Hirshabeelle ay xilka uga qaadeen C/llaahi Cosoble. “Aad iyo aad ayaa uga faraxsanahay go’aankaas, waa uga ...

Read More »

Hindiya oo Xaqiijisay Muwaadin Soomaaliyeed oo ku dhex Geeriyooday Xabsi ku yaala Dalkeeda?

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku xirnaa gudaha Dalka Hindiya loona heystay fal danbiyeed la xariiro Burcadbadeednimo ayaa ku Geeriyooday Dalkaasi Hindiya, isagoo qeyb ka ahaa tiro Maxaabiis ah oo la xukumay. Muwaadinka ayaa lagu magacaabi jiray Catoor Bashiir Barre, oo da’diisu ay ahayd 28 jir ayaa 11 bishaan August qeyb ka ahaa 27 xubnood oo Soomaali ah, kuwaasi oo Maxkamad la ...

Read More »

Xildhibaanada Maamulka Galmudug oo ka horyimid Go’aan Xaaf Gaaray?

Ka dib markii Madaxweynaha Galmudug uu shalay xildhibaanada Baarlamaankaasi uu ka codsaday in loo ansixiyo in uu soo celiyo Wasiiraddii uu soo magacaabay Madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Cabdi kariin Xuseen Guuleed ayaa arintaasi waxaa ka hor yimid Xildhibaanada Galmudug. Xildhibaanada ayaa badankood diiday arintaasi waxaana ay ka codsadeen Madaxweynaha in uu soo magacaabo Wasiiro cusub. Xildhibaan Duraan Cali Jaamac ...

Read More »

Cosoble oo sheegay in uu haayo caddeymo Shaacana ka qaaday Shaqsiga lagu badalayo?

Madaxweynihii xilka ay ka qaadeen Xildhibaanada Hirshabeelle ee Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in dowladda dhexe ay wado qorshaha lagu burburinayo Maamulka Hirshabeelle. Waxa uu sheegay in uu hayo cadeymo muujinayo in dowladda dhexe ay burburineyso Maamulka Hirshabeelle. Waxa uu xusay in ay socdaan qorshe la doonayo xilka loogu magacaabo nin ay isku reer yihiin oo dowladda ay wadato. Cosoble ...

Read More »