Home » Author Archives: jabra

Author Archives: jabra

Dowladda Soomaaliya oo ka noqotey heshiisyadii ay kula jirtay dhammaan shirkadaha gaarka ah (Akhriso)

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaanba ka baxday heshiisyadii ay kula jirtey dhamaan shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee bixiya adeegyada kala duwan ee Dawladda loo sameeyo. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Ducaale Bayle oo ku kala socotay guud ahaan Wasaaradaha Dalka, isla markaana la ogeysiiyay Madaxweynaha, Raiisul wasaaraha, Hanti dhawraha Qaranka, Xisaabiyaha ...

Read More »

Qoysas ay saameeyeen abaaraha dalka oo ururka Ubax Foundation ka helay gargaar + Sawirro

Ururka Samafalka ee Ubax Faodation ayaa maanta Gargaar raashin ah Gaarsiiyay Qoysas Soomaaliyeed oo gaaraya in ka badan 60 Qooys oo ku sugan deegaanka Ratiweyne oo ay sameeysay Abaarta iyo macluusha dalka ka jirta dalka. Qoysaskaan oo ay ka muuqatay dhibaatada ay u geeysatay abaarta ayaa waxaa gurmad u sameeyay Ururka Samafalka iyo Gargaarka ee Ubax Foundation, iyadoo la gaarsiiyay ...

Read More »

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo doortay guddiyo kala duwan, baaqna u diray bahda waxbarashada

Guddiga fulinta xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, wuxuuna shirkiisa ku doortay ilaa afar guddi oo ka shaqeya howlaha kala duwan ee xiriirka Shataranjiga Soomaaliya. Dood dheer iyo falanqeyn kaddib xubnaha guddiga fulinta waxay doorteen xubnahaan hos ku qoran oo iyagu ah afar guddi:- 1.Guddiga anshaxa iyo abaal marinta guddoomiye Maxamed Sabriye Xasan 2.Guddiga waxbarashada iyo ...

Read More »

XISBIGA MIDNIMO-QARAN OO XUSAY SANAD GUURADIISII SEDDEXAAD

Guuradii Seddexaad ee Aasaaskii XISBIGA MIDNIMO-QARAN oo la dhisay 26 Feberaayo 2014 ayaa lagu qabtay Hotel maka Al Mukarama ee Muqdisho, Waxaa soo qayb galay Munaasabdaas Xildhibaanno , Madaxda Xisbiyada Dalka ka jira, Siyaasiyiin, Waxgarad, Dhallinyaro, Haween iyo Marti Sharaf kale. Ugu horeyn waxaa hadlay G/Xigeenka 1aad ee Xisbiga Midnimada Qaranka Md. Ibraahin Saalax Dayfulaahi wuxuu ku dheeraaday Taariikhdii iyo ...

Read More »

Kulankii ugu weynaa oo laga yeeshay dib u dhac iyo khilaaf hareeyay Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shirkii ugu ballaarnaa ee looga hadlay caqabado ku hor gudban tan iyo markii la saasay muddo ku dhow 20-sano, waxaana shirkaasi ka soo qeyb galay dhammaanba naadiyada Shataranjiga ee uu xiriirku aqoonsan yahay. Arrimaha ugu waaweyn ee shirweynaha looga hadlay oo toban qodob ka koobnaa ayaa waxaa ka mid ahaa: horumarka Shataraniga ...

Read More »

Dhibaatada lagu hayo Suxufiyiinta Somaliland oo la ogaaday cida ka dambeysa

Saddexdii sano ee ugu dambeysay waxaa sii kordhayay dhibaatooyinka kala duwan ee lagu hayo Suxufiyiinta ka howlgala Somaliland iyo kuwa ka socda Koonfurta ee ka dega magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa la ogaaday inuu isagu kordhiyay dagaalka uu kula jiro Weriyeyaasha iyo warbaahinta ka howlgasha guud ahaan dalka Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya ...

Read More »