Home » Author Archives: Jiinoow

Author Archives: Jiinoow

Khatarta argagixisada ee soo wajahaysa UK oo korodhay

Khatarta argagixiso ee soo wajahaysa dalka UK ayaa sare u sii kacday xilli kooxda isku magacaawday dowladda Islamka ay gacantooda ka baxayso dhulkii ay gacanta ku hayeen ee Ciraaq iyo Suuriya. Sida uu sheegay wasiirka amniga Ingriiska Khatarta argagixiso ee UK uga imanayasa kooxda IS ayaa ah mid korodhay. Ben Wallace ayaa sheegay in kooxaha xagjirka ah ay isku dayayaan ...

Read More »

Ciidamo Miino Baarayaal Ah Oo Qarax Lala Eegtay Iyo Khasaaro Xooggan Oo Ka Dhashay

Degmada Balli Khadar ee gobolka Bari wararka naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in qaar kamid ah ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee maamulka Puntland gaar ahaan kuwa qaabilsan arrimaha miino baarista ayaa ku geeriyooday qarax lagula eegtay deegaankaas. Warbaahinta afka shabaab kuhadasha ayaa werineysa hadalkaas, waxaana la aaminsan yahay in dhawr askari ay naftooda halkaas ku waayeen. Wixii ...

Read More »

Muxuu Muqdisho Kasoo Doonay Cali Cosoble? Yuu U Dacwoonayaa? Yaase Ka Dambeeyay Xilka Qaadistiisa? (Sir Culus)

Madaxwaynihii xilka laga xayuubiyay ee Cali Cabdullahi Cosoble ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu ula kulmo qaar kamid ah wufuud caalami ah oo beesha caalamka mataleysay. Xarunta xalane oo saldhig u ah beesha caalamka ayuu shir kula qaatay Cosoble wakiiladaas, isagoona u gudbiyay dacwad ka dhan ah dawladda Soomaaliya oo uu sheegay in ay ka dambeysay xilka qaadistii ...

Read More »

Weerarrada Toorreyda Loo Adeegsada Oo Yurub Ku Batay Iyo Ruushka Oo Weerar Cusub Uu Ka Dhacay

Nin mindi sita ayaa 7 qof ku dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Surgut, ee ku taalla dalka Ruushka sida ay sheegeen ila wareedyo laamaha ammaanka dalkaasi. Ninkani oo mindida la dhacay dad marayay wadooyiinka ayaa markii danbe waxaa toogtay booliiska . Dadkii ku dhaawacmay weerarkan ayaa waxaa loola cararay isbataal ,laba ka mid ah ayaa qaba dhaawacyo halis ah,sida ay ...

Read More »

Erdogan: Hogaamiyayaasha Jarmalka waa “cadowgeena”

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, ayaa ku tilmaamay hogaanka Jarmalka mid “cadow” ku ah dalkiisa, asagoo ugu baaqay dadka asal ahaan Turkiga ka soo jeeda ee haysta dhalashada Jarmalka in aanay u codeyn isbahaysiga hadda u taliya dalkaasi. Doorashada guud ee Jarmalka ayaa dhici doonta 24-ka September ee sanadkan, waxaana codkooda ka dhiiban doona ku dhawaad milyan qof oo Jarmal ...

Read More »

DEG DEG:- Dagaal Faraha Iskula Tagay Oo Ka Socda Gobolka Shabeellaha Hoose Iyo Ciidan Caddaan Ah Oo Qayb Ka Ah Dagaalkaas

Deegaanka Bariirre ee gobolka shabeelleaha Hoose warar naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in halkaas uu ka qarxay dagaal hubka culus iyo kan fudud ba la isku adeegsaday oo u dhaxeeya Alshabaab iyo AMISOM, waxaase xusid mudan in ciidan caddaan ah ay qayb ka yihiin dagaal. Deegaanka Bariirre wuxuu 30-KM u jiraa qiyaastii degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, marka ...

Read More »

Calool Xumo! Alshabaab Oo Soo Bandhigay Sawirrada Askartii Ay Ka Dileen Puntland Bishii Ramadan

Kooxda Alshabaab qeybteeda u qaabbilsan arrimaha borobagaandada ee loo yaqaano Al-Kata’ib ayaa soo bandhigtay sawirro ay ku sheegeen in uu ahaa weerarkii ay ciidamada badan uga dileen Puntland ee dhacay bishii Ramadan. 8-June sannadkan oo dhanka kale ku beegneyd 14-kii bishii Ramadan ee naga tagtay, Alshabaab ayaa weerar ku qaadday degmada Af Urur ee gobolka Bari, halkaas oo ay kusugnaayeen ...

Read More »

Wasiirrada Iyo siyaasiyiinta Ay Dawladda U Dirtay Jowhar Oo Gaaray Halkaas, Iyo Kulamo Gooni Gooni Ah Oo Durba Bilawday

Qaar kamid ah wasiirrada dawladda Soomaaliya ayaa hadda kusugan magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle Soomaaliya. Shirar kala duwan ayeey la yeesheen xildhibaannada, siyaasiyiinta iyo indheer garadka kasoo jeeda maamulkaas, si xaaladda ugu yaraan sidan wax looga baddalo. Mas’uuliyiin ay kamid yihiin wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Juxa, wasiirka amniga gudaha mudane Isloow iyo qaar kale oo kamid ah mas’uuliyiinta maamulka ...

Read More »

Akhriso Magacyada Dadkii Lagu Laayay Weerarkii Ka Dhacay Duleedka Jillib

Alshabaab ayaa soo saaray magacyada iyo liiska dadkii ku dhintay goobtii ay ka dhacday duqeynta ay ciidanka Mareykan ka u geysteen Qoyskii Soomaaliyeed. Tuullada Axmed Yare ee duleedka Jilib ayeey ka dhacday xusuuq Banii Aadamnimo oo loo geystay xer iyo qoysas masaakiin ah oo ay diyaarado duqeeyeen. Haddaba Alshabaab warbaahintooda ayaa soo bandhigay magacyada dadkii ku geeriyooday weerarkaas. 1-Sheykh Maxamed ...

Read More »

Goorma Ayaa Kugu Dambeysay Abwaanka Wayn Ee Xasan Ganeey?, Fiirso Gabay Cusub Oo Hargeysa Gil-gilay

Abwaan Xasan Ganeey waa mid kamid ah abwaannada Soomaaalida ay leedahay kuwooda ugu wanaagsan, haddaba goormaa kugu dambeysay abwaanka. Jimcihii ayuu ruxay magaalada Hargeysa, oo uu ka jeediyay Maanso aad loola yaabay, ee hoos Ka daawo Muuqaalka Maansadaas.

Read More »