
SHAACIYE 10-01
SHIRIBKAAN WAXAA LA
DHAHAA KAAN COLKA
NAHAY KAAN SAAXIIBKA
NAHAYBAA IIGA DARAN
waxaa shiribka todobaadkaan
isweeydaarsaday
shacabka reer muqdisho iyo dawladda kmg shacabku wexeeyku doodaayaan waar
madaafiicdaan inta
nagadeeysaan haddii aad rag iska celineeysaan waxaad timaadaan goobta dagaalka
iyo safka hore shacabki
waxaa eey soo dirsadeen ergo waxaa loo imaanaayaa
dawladda kmg
salaan kabacdi waxaa bilaabanaaya shirib
dawladda
ergo la soo abaabuleey
ujeedadiinu xeey eheed
Ergo shacab=
umaddi yaa idlaatayoo
ergaan ka nahay amisom
dowladda=
ergaad katahay amisom
eednuu maheeysid alshabaab
Ergo shacab=
ma eyrtifeeyfka amisom
aa lala aamusnaa karnaa
dowladda=
ummad ma leeyso amisom
ka, aalla aflagaadaaan
Ergo shacab=
oday maquustahaan ogaay
adkasii, arxan darantihiin
dowladda=
ushaan la dhoco alshabaab
ummaddu waala abyammee
Ergo shacab=
minaadku aaddo alshabaab
intaan kuma ekaanleheeyn
dowladda=
adduunyadaa i ayidoo
ma,ihi sida alshabaab
Ergo shacab=
sidaan arkeeyno alshabaab
waa kaa awood badanyihiin
dowadda=
afar afar unuunka gooy
maad alshabaab ku ayiddeen
Ergo shacab=
ma aha uun xalaal ahoo
ayidi maayo alshabaab
dowladda=
anigu weeydin ogohoo
waa ilmihiini alshabaab
Ergo shacab=
eed, heeyga saarin alshabaab
alqaacidaa abaabushee
dowladda=
idinka iyo alshabaab
alqaaciddaad erguu tihiin
Ergo shacab=
adigaa soo ababiyee
alqaaciddo miyaad eheed
dowladda= arrimahaan
ku oofsadee
isu ujeeddo maan eheeyn
Ergo shacab=
(dowladdu) afti kuma imaanoo
inix madheerid alshabaab
dowladda= nin u adeega
alshabaab
erayadiisa waa aqaan
Ergo shacab= umma adeego
alshabaab
idinmana kala aqaan
dowlada= anagu
ilbaxaan nohoo
ma ihin sida alshabaab
ergo shacab=
minaad umad rasuul tihiin
igala aalla eyrtifeyf
dowladda= ummad
ma aha alshabaab
ahlusunnaasa uun kalaa
Ergo shacab=
itixaad adoo ahaay
ahlusunna uun ku sheeg
dowladda=
anigu waala aamusee
waa itixaad miyaan iraa
Ergo shacab=
umaddu waaku ogtohoo
Aabbaad u tahay alshabaab
dowladda= inta ka
aasho alshabaab
ahlusunna ka keen akhbaar
Ergo shacab=
anigu waaku ogohoo
ahlusunna ma aamintiin
dowladda=
aamin male ahlusunnoo
abeeso waaye ur ursoo
Ergo shacab=
ilaahna waa idin arkaa
iyana weeydin ogyihiin
dowladda=
maanka adkaado alshabaab
ahlusunna
wax waa arkee
Ergo shacab=
ahlusunna ya alshabaab
ya adigu abrisaa tihiin
(CALI XARAARE)
Kala Xiriir Xafiiska
Shaaciye ee Xuseen Madoobe
Shaaciyenews@gmail.com
ama
shaaciyenews@hotmail.com,
tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!
Apple iPhone 32 GB Black 3
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone
kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye
mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det
ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikkeet på lager.
Forventransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato.
Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your
nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include
background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands
out and how she is making a contribution.
Have you and your spouse grown apart? Have your marriage vows gone stale? How can you be sure he or s
Welcome to Muslima.com the best Muslim dating and personals site for Muslim singles seeking partners for dating and marriage . Our Muslim matrimonial site is dedicated to helping single Muslims over the age of 18 meet other Muslims or Muslim admirers interested in the Muslim dating culture.
Join today to take advantage of our thousands of free Muslim personals and get instant access to our interactive Muslim chat rooms. Muslima.com is the best and most popular Muslim dating site used by single Muslim men and women
of no return. And where a marriage may have just lost some of its luster, using the information and methods here you can restore the love with which it began.
These are tools to beg
