SHAACIYE 23-12

Shiribka Arbadaca Shaaciye

ka dib markii ay akhristayaal na soo gaarsiiyeen waraaqo badan oo ay ku codsanaayaan in shiribka waqtigiisa la kordhiyo oo ugu yaraan isbuucii laba jeer laga dhigo ayaan siinay txgelin gaar ah, waxaana shiribka isbuuca shaaciye ka dhignay isbuucii laba Maalmood oo kala ah maalmaha Arbacada iyo Axadda

Mahaan ka akhriso Dhamaan  Shirib-yadii hore

 Qaybtii-ugu horeysay    Qeybta 1aad   Qeybta 2aad

Hadaba waxaa Arbacadaan shiribka  is dhaafsaday  labada kooxood oo dagaalka weeyn ka dhexeeyo  ee Alshabaab iyo  Ahlusunnah wal-jameeca
 
 
Alshabaab     quraafaad aad qasi jirtee
                      qorayga xaad u qaadateen
 
Ahlusunn      markaad qabuuraha qoddeen
                      qorayga  waa ku qasbanaay
 
Alshabaab     qardhaastiyaad ku qumaneed
                      haddaadse ka qashiin baxdeen
 
Ahlusunn      qowlkiinu  waa qaldanyohoo
                      khawaarij  soo qaxdaa tihiin
 
Alshabaab     waxaadla qashimeeysatiin
                       inta qaldan quraafiyoow
 
Ahlusunn      qawaarij waala qallacee
                      intaad kuqarsanaa jirteen
 
Alshabaab     qardhaas intii qorijirtaan
                      qabri ka soo qodi rabaa
 
Ahlusunn       qawaarij qooqdayaad tihiin
                       qowlkiinana la qaadamaa
 
Alshabaab      markaad qur,aanki qalibteen
                       aan qaatay qoraygaan madoow
 
Ahlusunn       nin isku qalda qaafya woow
                       oo qurba joogahaad qarxee
 
 
Alshabaab      qardhaasaad ku qaraabataa
                       asaa qaalin luguu qalaa
 
Ahlusunnah    qacidaad  la  qaraabataa
                        asaad qabriyada qoddaa
 
Alshabaab      waxii quraanku  oow qabyaa
                       aan qofkastaa ku qaabilaa
 
Ahlusunna      qur,aanku  qaad qoftii cuntaa
                        inla qurgooyo moowqabaa
 
Alshabaab      ma qaadkiyaad u qiildayee
                       asaad qamrigi qaadecee
 
 
Ahlusunna     qamriga waalaq aadacaa
                       qaadkuse waasida  qudaar
 
Alshabaab     qamarji  qaad cunaadtehee
                       qur,aanka  xaad u qaribee
 
Ahlusunna     qawaarij   quustayaad tihiin
                       ee,qabsada qoowlka eebeheey
 
 
Alshabaab      qardhaas miyaad u qiildayee
                       asaad qoray la qarqaree
 
Ahlusunna     anigu qaarijiyaan ehee
                        hoor qurbajoogta qaay u sheeg
 
Alshabaab       qanaacadeeyda  qaadaamaa
                        qaliifnimeey ku qunfuleen
 
 
Ahlusunna      qawaarij  qax ahaad tehee
                       haygu soo qarareceeyn
 
 
Alshabaab      hadaan qabto qabuura tuug
                       sida qaroo kalan qalaa
 
ahlusunna      qaacin lasoo qaxshaad tehee
                       soo qaado wixi kuuqarsoon

 

cdarbuuxshe@hotmail.com


Kala Xiriir Xafiiska Shaaciye ee  Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com,    ama shaaciyenews@gmail.com

tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!

Apple iPhone 32 GB Black 3
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikkeet på lager. Forventransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato. Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands out and how she is making a contribution.

 

Have you and your spouse grown apart? Have your marriage vows gone stale? How can you be sure he or s

Welcome to Muslima.com the best Muslim dating and personals site for Muslim singles seeking partners for dating and marriage . Our Muslim matrimonial site is dedicated to helping single Muslims over the age of 18 meet other Muslims or Muslim admirers interested in the Muslim dating culture.

Join today to take advantage of our thousands of free Muslim personals and get instant access to our interactive Muslim chat rooms. Muslima.com is the best and most popular Muslim dating site used by single Muslim men and women

of no return. And where a marriage may have just lost some of its luster, using the information and methods here you can restore the love with which it began.

These are tools to beg