SHAACIYE 10-03

waxaa shiribkaan la dhahaa ( ilaahoow afartaan ibleys  adaa arkee amar u keen) waxaana uu ka hadlaayaa ciidamada amisom dhibaatada eey shacabka ku haayaan waxaa kale oo uu qayaasaaya waxa u dhexeeya wakhtyil xaadirkaan xisbul islaam iyo shabaab xataa dowladda iyo ahlusunnah wal jilaafo dhamaan waa daniisteyaal


1== ee amisom itaal-yaraa
       araf-nimaa eryootayee
 
2==walax ka adag alshabaab
      uganda noogama imaan
 
3==meey eeyrti feyf adeegsadeen
      ilqan magelin alshabaab
 
4==markeey asqeeysay alshabaab
      umadiyeey ka aarsadeen
 
5==ebadba waa lagu ogaay
      ulweeyn iyo itaalyaraan
 
6==afarnimooy ilaaliyaan
      waxaan eheeyn uma imaan
 
7==urya wasaq waxaan eheeyn
      amisom noolama imaan
 
8==heeysu imaado umaddee
      ha ashta keeyso amisom
 
9==Aake nin ula soo ordeey
      eyrtifeeyf u adeegsadaan
 
10==amisom ebtela kaweeyn
        umaddaba uma imaan
 
11==afar wasiir ilaaliyoo
        umadda laay ma aqliyaa
 
12==ugandihii urkabadnaay
        Ex-furdeeyki egyihiin
 
13==amisom iyo alshabaab
        waa eey ya labadiis indhood
 
14==intii anku ujeed eheeyn
        umaba ogola adduun
 
15==afrikadaan ureeysanaa
        waaka arxandaran yihiin
 
16==axad,eey ku ujeedyihiin
        alqaacidaa laga arkaa
 
17==iyagana qofaan eheeyn
        islaan nimo uma arkaan
 
18==arra an la aqaaninya
        Aasiyaa laga soo amraa
 
19==ow xasan waaba ogohoo
        maba aha axxad fayaaw
 
20==aaway ilma adeertiya
        anaa ahoow ku aakhiraa
 
21==aakhirkana waxaad arkee
        asooy eryeeyso alshabaab
 
22==woowsan ogeeynin maahinee
        afgooye looga aallimaa
 
23==asoo sida axmed islaam
        lagu orraayo waa arkee
 
24==asoo aryaa iljeexeheey
        orrax lataagan waa arkee
 
25==intaas markeey idlaatanaa
        arinkaleeto waa arkee
 
26==ahlusunna ya ow shariif
        oo kala arjeedshay waa arkee
 
27==iyagoo laba owrohoo
        ushiisu heeysta waa arkee
 
28==ebedkood isma aaminaan
        isumana imaa karaan
 
29==ineey al,itixaad yihiin
        ey ahlusunna ku ogyihiin
 
30==iyana waala og yohoo
       ax ya wax kama ilbaxaan
 
31==waxeey umaddu og yihiin
        ineey irsaaqadoon yihiin
 
32==ilaahoow afartaan ibleys
        adaa arkee amar ukeen
 
_ALI  HARAARE_

Xafiiska Shaaciye ee  Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com,    ama webmaster@shaaciye.comt
Del musikken din via de innebygde høykvalitets stereohøyttalerne. Eller bare kos deg med musikken på egenhånd – ved hjelp av hodesettet i matchende farge.

Plass til moro
Med T700 har du moroa i hånden. Minnekortet på 512 MB har massevis av plass til alle dine favorittspor og filmklipp.

Dismissing the ever lingering question about the age of Arsenal's squad, captain Fabregas asserted that it is more important to have the necessary qualities to succeed. "If you play for Arsenal, it is because you have to have these attributes. That is why I do not believe age is an excuse." Cesc won't want to be looking for excuses after the first leg of Arsenal's Champions League second round tie away to Porto and as Arsenal's top socrer in the competition so far this season he may well be the one to make sure that none are needed. Will Cesc score first to give Arsenal a Fab' start in this tieWe're paying homage to a celebrity tennis legend in today's Horse Racing bit. You can not be serious. We are. It doesn't make much sense, but we're doing it anyway. SEAT Altea spokesman and seven-time Grand Slam winner John McEnroe is celebrating his birthday today. SuperBrat is 51 and if he doesn't get the present he wants, a new headband probably, we can guess how he'll react. If you pick some winners from today's racing at Newcastle and Southwell, you'll have the right to make a racquet! Don't forget, we pay

elcome to the best and most popular Muslim matrimonials site used le Muslim women and men living around the world. Here at Muslima.com we have created a large and interactive Muslim matrimonials networks where Muslim singles can meet through our online Muslim personals, our Muslim matrimonials ads or in our interactive Muslim chat rooms. At Muslima you are sure to find the matrimonial ad to suit you. Join the only site that offers you more Muslim matrimonials under one roof

Fotballturer as   "vI TAR DEG DIT DU VIL”!

   vi gir den ultimate fotballopplevelsen 

 

Fotballturer AS / Travel2football Norway er en av få officielle leverandører i Norge av Arsenal billetter, Manchester United billetter og Chelsea billetter
Vi tilbyr egne business seter til alle kamper.
 
Fotballturer AS / Travel2football Norway har også direkte tilgang til Liverpool billetterWest Ham billetter, Tottenham billetterManchester City billetter, Fulham billetterBarcelona billetterReal Madrid billetter samt alle Champions League kamper.
 
Book online– få din fotballtur bekreftet med det samme.