
SHAACIYE 10-02
Waa Shirib jawaab u
ah(Feb.07.2010 axad)ku soo baxay Shaaciye kaas oo layiri woxoow ku socdaa
Dowladda Islaamiga ah ee Somaliyeed,qofka soo shirbay magaciisa kuma qorna iyo
e-mailkiisa toona,waxaan leeyahay haleys barto,shiribkaana qofkaasoow ku socdaa.
DIIDIINYA QAABKA DOOWLADEED
AMEEY ISAGA KAA DARMEEN
DALDUMAY OON DAMAC LAHEYN
DEGDEGI DOOR MA U DHALEE
DAALIN AAD GEEYSAY DAAYMASAAR
DOODIISA DOWLAD MEEY U TAAL
DUUBKIISI QOF DAREENSADOO
DOQON KU SHEEGA WAA DAYUUS
DUDUN DUGAAL IYO DAREEN
DANTIISA MOOG ISKU DARAA
HADUUSHO AMA HA DEGTEE
DOWLADDU MAANTA WAADIYAAR
YAA DUNSHAY DERBIGOOW LAHAAY
BURCAD DIIMEEDNA DUGSAHAA?
DADQAXAY NIN DUGAASHAHAA
DIRACLE DOWLAD MOOWDHISAA?
DAMCEYRYA DAARIHII MAREEG
DAD DOWLADIIDA MADEGAAN
DARMAANYA DIIDYA DACAYEEY
DAAHIRKA DOORA WEYS KUDOON
WAXAAD U DIG DAMLEEDAHAA
DADWEEYNUHU DAREENSADEEN
DERISKA MAA WAX SOO DIREEN
DEELQAAFKU WEEYS DABAKECEE?
DOODAAYGU DAD MASEYRSANOO
DERAJA DOONA WOOW DIFAAC
DIBI HADEEY DAGAALAMAAN
KEEDANA DEYR INOOW JEBSHAA?
MOORYAAN DIIMEEDYA DOWLADIID
DUUFAANA QAADA WOOW DIYAAR.
Waa qalinkii
Abwaan Axmed Xaayoow(dulmidiid)
dulmidiid09@yahoo.com
xaayoow09@hotmail.com
Kala Xiriir Xafiiska Shaaciye ee Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com, ama webmaster@shaaciye.comtt
tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!
Apple iPhone 32 GB Black 3GS
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone
kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye
mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det
ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikke er bekreftet på lager.
Forventet leveransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato.
Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your
nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include
background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands
out and how she is making a contribution.
