SHAACIYE 07-02

shiribkaan waxaa la dhahaa

(dallaala kheeyr leh daa,imoow dadweeynahaagi
 
waa dacwee)  waxaana u ku socdaa(DFKS)


1=Diidiinya dowladda shariif
     meheey degaan kama durgaan
 
2= Duubkiisaa lugu degdegee
      da, koowdu canugeey dishaa
 
3= Dayuurad oow kusii dibdhaa
       debkina waaku soo durgaa
 
4= ninki ad u Danleedahaa
      dadkiisa laga durjiyaa
 
5= Daleel meran haddoow degaa
      sida dawaco loo dolaa
 
6=Dugaagu neef diboodayoo 
     dadkiisi waayayoow dilaa
 
7= nindunshay Dirbigoow lahaay
      dabeeyla qaada woow diyaar
 
8=Dadkaan adaa uga deree
    daalim mategin daaymasaar
 
9= Doqonimaa ku dilatee
     maadaa dayaaya dabinkaan
 
10=Dadkaan ha leeyne meel u duul
       daawa ma ihid soo degtee
 
11=nin Doorrahaad daciifisood
       doqontana ka doorataa
 
12=waakaa Dadabyay daa,inkeey
        dariiqa doblamaasigaa
 
13=inteeyna Degin doonnidaan
       dadku wareeji kaa da,weeyn
 
14=Daaman qaloocya dacayeey
        daa,an ha keeno duulkaroon
 
16=Doorwaaye daahir maxamuud(gelle) waxaase dilay dacayeey
 
17=Dalkaan malaha dowlad ee
       waxiis dilaaya waa dillaal
 
18=idinkaa ka daciifsanee
       kama jereja roonidiin
 
19=waxa lagula doonayoo
       laguugu dagay iiskadaa
 
20= Dadkaagi waakala dirtee
        intaad degee madoon dhexdeed
 
21= Dariiqadaad damac dartiis 
        uga dustay dad waa ogaay
 
22=Duufaanaa kula soo degtaa
       dadku la dawaqsan yihiin
 
23= adna waxaan Duqeeyn eheeyn
         dadkaaga kumaderejeeyn
 
 
24=DALAALA KHEEYRLE DAA IMOOW
       DADWEEYNAHAAGI WAA DACWEE
 

 

           (ALI XARAARE)


Kala Xiriir Xafiiska Shaaciye ee  Xuseen Madoobe Shaaciyenews@gmail.com  ama  shaaciyenews@hotmail.com,   

tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!

Apple iPhone 32 GB Black 3
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikkeet på lager. Forventransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato. Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands out and how she is making a contribution.

 

Have you and your spouse grown apart? Have your marriage vows gone stale? How can you be sure he or s

Welcome to Muslima.com the best Muslim dating and personals site for Muslim singles seeking partners for dating and marriage . Our Muslim matrimonial site is dedicated to helping single Muslims over the age of 18 meet other Muslims or Muslim admirers interested in the Muslim dating culture.

Join today to take advantage of our thousands of free Muslim personals and get instant access to our interactive Muslim chat rooms. Muslima.com is the best and most popular Muslim dating site used by single Muslim men and women

of no return. And where a marriage may have just lost some of its luster, using the information and methods here you can restore the love with which it began.

These are tools to beg