SHAACIYE 21-09

Jaaliayaddaha beel-weynta Mudulood oo Munaasabadda Farxdda Ciidul-fidriga meel ku wada Qaatay

  Gudoomiyaha Jaaliyadda Mudulood ee Oslo Norway Macalin Mahad Maxamuud Calasoow

Jaaliyadda Beel-weynta Mudulood ee degan Oslo iyo Agagaaarkeeda ayaa shalay waxaa isugu yimaadeen Xaflad Farxadeed oo aad u heer sareeysa taasoo lagu Maamuusaayey Munaasabadda Ciidul-Fidriga oo shaly ku aadaneyd.

Xafladan heerka sare oo aan horay looga dhigin Dalkan Norway ayna ka soo qeyb galeen Odayaasha Haweenka Caruuurta iyo Dhalinyada Beesha Mudulood ee Norway ayaa waxaa soo abaabulay oo gogosheeda dhigay Dhalinyada Beesha Mudulood ee Oslo.

Xafladan Farxadda iyo Hilowwga Badneyd ayaa looga hadlay Midnimada Beesha iyo isku duubnideeda iyadoo halkaasi inta badan diiradda lagu saaray sidii Gar gaar walaalnimo loogu geysan dadka ku bara kacay Daafaha Magaalada Muqdisho.

Odayaasha Beesha oo halkaasi mid mid uga hadlay ayaa Guubaabo diiran u soo jeediyey Dhalinyarada Gogoshaasi dhigtay in ay howshooda horay u sii wadaan laguna Taageero. waxaa Gogoshaasi Heerka sare ah  lagu Caleemo saaray  Gudoomiyaha Dhalinyada Beesha Mudulood in uu isla isaga Noqdo Gudoomiya Beesha oo dhan iyagoo halkaasina Codsi u soo jeediyey Haweenka Beesha in ay iska soo saaraan Dumar la shaqeeya Dhalinyada Beeshaasi taasina ay balan qaadeen.

Haween iyo Dhaliyaro badan oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa sidoo kale Dhalinyaradaasi ku guubaabiyey in howsha halkooda ka soo wadaan oo gacmaha Leys qabsado horayna loo socdo

 

 

Kala Xiriir Xafiiska Shaaciye ee  Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com,    webmaster@shaaciye.comلاroner ringe 500 minutter i måneden til alle fast og mobilnett i Norge samt sende 50 SMS. Skulle du overstige vår øvre grense på 500 ringemttter, vil pris


Why Muslim Singles at Muslim4Muslim.com?gest Arabic marriage and dating sites on the internet today. In fact, Muslim4Muslim has one of the most extensive list of Arab Muslim members of Lebanese, Egyptian, Saudi, Emirati, Jordanian, Moroccan, Algerian, Iraqi and Syrian origin. Whether you are Arab American or of Arabic background living in Europe or Canada, you are sure to find an Arab match for marriage or maybe just an interactive one on one chat. We advertise extensively on many of the Arabic wesbites on the internet, thus ensuring that we have a constant influx of new Arab members registering every single day. Become one of the thousands of Arabs who have connected through our Arabic personals. After you meet your marriage partner, be sure to tell your friends about Muslim4Muslim.com.

 
  •  
  •