Home » QORMOOYINKA » Waa Maxay Sababta Qariibka Ah Ee Sababtay In Uu Is Casilo Sanator C/raxmaan Faroole (Akhri Adigaa Yaabi Doonee)

Waa Maxay Sababta Qariibka Ah Ee Sababtay In Uu Is Casilo Sanator C/raxmaan Faroole (Akhri Adigaa Yaabi Doonee)

Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku dhawaaqay dhawaan in uu ka fadhiistay ama uu iska casilay guddigii dib u eegista dastuurka Soomaaliya, kaddib markii uu guddigaas guddoomiye kanoqday Cabdiqaybdiid oo ay aad u xifaaltamaan.

Sababta ugu wayn ee uu isku casilay waxaa lagu sheegay cadaadis dadkiisa kaga yimid oo ahaa in uusan hoos tagin Cabdiqaydiid, maadaama ay Puntland iyo Galmudug xifaaltamaan,

Go’aanka Faroole wuxuu kusoo aadayaa xilli dhawaan uu doorashooda ay dhacday, sidaa darteeda Galmudug iyo Puntland ayaa saameyn kulahaa is casilaadda Mudane Faroole.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Wasiiradii Hirshabeelle u tagay Xalinta Xiisada ka taagan Jowhar.

Wasiirka Wasaaradad Amniga qaranka iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukumada Soomaaliya oo shalay ka soo ...

Weerarrada Toorreyda Loo Adeegsada Oo Yurub Ku Batay Iyo Ruushka Oo Weerar Cusub Uu Ka Dhacay

Nin mindi sita ayaa 7 qof ku dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Surgut, ee ku ...