Home » WARARKA MAANTA » Al-shabaab oo Labo Nin ku Toogtay Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe Iyo Xog laga Helaayo’

Al-shabaab oo Labo Nin ku Toogtay Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe Iyo Xog laga Helaayo’

Wararka laga helayo Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in Fagaare ku yaalla Degmadaasi ay Al-shabaab ku Toogteen Labo Nin oo ay ku Eedeeyeen in ay yihiin Basaasiin sida lagu sheegay War lagu qoray Warbaahinta Taageerta Al-shabaab.

Qaadiga Maxkamadda Jamaame ee Al-shabaab ayaa Xukunkaan ku dhawaaqay,waxaana uu sheegay in ay Qirteen Dambiyada lagu soo oogay Raggaan la dilay,balse ma jirin Qareen ka difaacayay Dambiyada lagu soo oogay Ragga la toogtay,iyadoo Dadka ay Dilalka ku xukumaan Al-shabaab aysan u qaban Qareeno Difaaca.

Labada Nin ee lagu Toogtay Jamaame ayaa lagu kala Magacaabaa Ibraahim Abuukar Farxaan oo da,diisu aheyd 27 sano jir iyo Siidii Axmed Muxamed Maadey oo da,diisu aheyd 26 sano jir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Wasiiradii Hirshabeelle u tagay Xalinta Xiisada ka taagan Jowhar.

Wasiirka Wasaaradad Amniga qaranka iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukumada Soomaaliya oo shalay ka soo ...

Weerarrada Toorreyda Loo Adeegsada Oo Yurub Ku Batay Iyo Ruushka Oo Weerar Cusub Uu Ka Dhacay

Nin mindi sita ayaa 7 qof ku dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Surgut, ee ku ...