Home » MUUQAALLADA » DAAWO Dooni Ay Soomaali Saarnaayeen Oo Ku Xiratay Mid Kamid Ah Jaziiradaha Loo Dalxiis Tago Ee Qaaradda Yurub (Sheeko Cajiib Ah)

DAAWO Dooni Ay Soomaali Saarnaayeen Oo Ku Xiratay Mid Kamid Ah Jaziiradaha Loo Dalxiis Tago Ee Qaaradda Yurub (Sheeko Cajiib Ah)

Dooni ay saarnaayeen qaar kamid ah Muhaajiriin Afrikaan ah ayaa ku xiratay mid kamid ah Jaziiradaha loo dalxiis tago ee dalka Spain, waxaana ay ahayd wax lala yaabo in muhaajiriintas ay jihada ka luntay in ay kusoo xirteen goobtaas.
Dad qoraxeysi u joogay halkaas ayaa aad ula yaabay tahriibayaashan oo doonida ay hal kasoo tuurtay xeebtan oo ah mid lagu raaxeysto islamarkaana kamid ah kuwa ugu quruxda badan dalka Spain.
Si kastaba ha ahaatee dawladda Spian ayaan weli si ka yeelin muhaajiriintaas, balse meel ay ku dagaan ugu yaraan waa ay siiyeen oo waa loo diyaariyay
Haddaba Daawo Muuqaalkooda oo dhammeystiran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Wasiiradii Hirshabeelle u tagay Xalinta Xiisada ka taagan Jowhar.

Wasiirka Wasaaradad Amniga qaranka iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukumada Soomaaliya oo shalay ka soo ...

Weerarrada Toorreyda Loo Adeegsada Oo Yurub Ku Batay Iyo Ruushka Oo Weerar Cusub Uu Ka Dhacay

Nin mindi sita ayaa 7 qof ku dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Surgut, ee ku ...