Home » QORMOOYINKA » AKHRISO:-Magacyada Mas’uuliyiinta Ugu Caansan Ee Laga Guurinayo Madaxtooyada Villa Somalia

AKHRISO:-Magacyada Mas’uuliyiinta Ugu Caansan Ee Laga Guurinayo Madaxtooyada Villa Somalia

Agaasimaha Madaxtooyadda Somalia, Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku amray in Xafiisyadda Dawladda ee dhex dagan Madaxtooyo iyo Siyaasiyiinta halkaasi daganaa inay uga guuraan Muddo 14 Cisho ah, taasoo ku eg 19 ka Bishan, maadaama Warqadda uu saxiixay 5 August.

Haddaba waa Kuwee Masuuliyiinta laga saarayo Madaxtooyo,?

Xuseen Carab Ciise: Xildhibaan ahna Raiisul Wasaare Ku Xigeenkii hore iyo Wasiirkii Gaashaandhiga ee Xilligii Sh Shariif.

C/wahaab Ugaas Khaliif: Raiisul Wasaare Ku Xigeen Hore.

C/samad Macalin Maxamuud: Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha.

Cabdi Aadan Diiriye: La Taliyaha Raiisul Wasaaraha.

C/laahi Goodax Barre: Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha.

Maxamad Xasan Aadan: Wasiir Hore.

Macalin Maxamuud: Hogaamiyaha Ahlusunna.

Samiiro Ibraahim Cumar: Xildhibaan ahna Wasiir Ku Xigeen.

Col Axmad Cumar Jees: Sarkaal hore oo Milatari ah.

Sahro Samatar: Wasiir Hore.

Maxamad C/laahi: Kaaliyaha Madaxwaynaha

Axmad Caynte: Madaxa ACU (Aid Co-coordinator Unit).

Xuseen Damuumaaye: Sarkaal Sirdoon oo Ethiopia ku xiran.

Xafiisyadda la amray inay guuraan.

Xafiiska Ra’iisul wasaaraha.

Wasaaradda Gaashaandhiga.

Wasaaradda Maaliyadda.

Xafiiska Hanti dhowrka Qaranka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Wasiiradii Hirshabeelle u tagay Xalinta Xiisada ka taagan Jowhar.

Wasiirka Wasaaradad Amniga qaranka iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukumada Soomaaliya oo shalay ka soo ...

Weerarrada Toorreyda Loo Adeegsada Oo Yurub Ku Batay Iyo Ruushka Oo Weerar Cusub Uu Ka Dhacay

Nin mindi sita ayaa 7 qof ku dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Surgut, ee ku ...