Home » QORMOOYINKA » “Eeddo Wax Baa Kaa Dhacay”!; Haweeney Iyadoo Codeyneysa Cunug Dhashay (Sheeko Cajiib Ah)

“Eeddo Wax Baa Kaa Dhacay”!; Haweeney Iyadoo Codeyneysa Cunug Dhashay (Sheeko Cajiib Ah)

Haweeney u dhalatay dalka Kenya ayaa dhashay xilli ay codeyneysay doorashada madaxtinimada dalkaas, maanta xilli ay ku sugneyd xarrunta West Pokot County  oo ahayd goobtii ay ku dhiiban lahayd codkeeda.

islaanta ayaa ahayd qof da’ dhexaad ah, oo uur leh, qoyskeeda ayaa u sheegay insan bixin oo ay is ilaaliso, madaama is riix riix badan uu ka jiro goobaha codbixinta ee dalkaas.

Sida ay werinayaan warbaahinta maxaliga ah ee dalkaas, Isbitaalka ugu dhaw ayaa la gaarsiiyay haweynedaas, goobta codbixinta ku dhashay.

Xanuun adag ayeey dareentay, xilli ay codbaxsaneysay, kaddibna waxaa xigay in ay dhulka dhacdo, waxaana caawiyay dadkee goobta ka ag dhawaa oo si fudud cunugga kaga soo saaray,” ayuu u sheegay goobjooge arrintaas marqaati ka ahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Wasiiradii Hirshabeelle u tagay Xalinta Xiisada ka taagan Jowhar.

Wasiirka Wasaaradad Amniga qaranka iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukumada Soomaaliya oo shalay ka soo ...

Weerarrada Toorreyda Loo Adeegsada Oo Yurub Ku Batay Iyo Ruushka Oo Weerar Cusub Uu Ka Dhacay

Nin mindi sita ayaa 7 qof ku dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Surgut, ee ku ...