Home » MUUQAALLADA » FIIRSO Qaabkii Ay U Banaan Baxeen Bajaajlayaasha Gobolka Banaadir

FIIRSO Qaabkii Ay U Banaan Baxeen Bajaajlayaasha Gobolka Banaadir

Maanta qaar kamid ah wadayaasha mooto bajaajta magaalada Muqdisho ayaa gadood iyo dibad baxyo sameeyay kuwaas oo ka cawanayay qaabka ay dawladda ula dhaqanto dhallinyaradaas.

Waddooyinka oo laga xirto ayeey ka dhiidhinayeen dhallinyaradaas, waxaana isku soo baxooda uu ka dhacay isgooyska Nambar Afar ee gobolka Banaadir.

Haddaba daawo muuqaal qaabka uu ahaa banaan baxa bajaajlayaasha.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Wasiiradii Hirshabeelle u tagay Xalinta Xiisada ka taagan Jowhar.

Wasiirka Wasaaradad Amniga qaranka iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukumada Soomaaliya oo shalay ka soo ...

Weerarrada Toorreyda Loo Adeegsada Oo Yurub Ku Batay Iyo Ruushka Oo Weerar Cusub Uu Ka Dhacay

Nin mindi sita ayaa 7 qof ku dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Surgut, ee ku ...