Home » MUUQAALLADA » Min Farmaajo Ilaa Farxiyo Kaba-Yare Akhriso Erayada Heestii “Igu Sawir” Oo Dhammeystiran

Min Farmaajo Ilaa Farxiyo Kaba-Yare Akhriso Erayada Heestii “Igu Sawir” Oo Dhammeystiran

Fanaanka caanka ah ee Ilkacase Qays ayaa soo dhammeystiray heestii caanka ahayd ee “Igu Sawir” waxaana eraydeeda kamid ah kuwa uu ku durayo madaxda qaranka iyo shakhsiyaadka la xiriira.

CAmoole Miyaa Haa* Igu Sawir

Cuuryaan Miyaa Haa * Igu Sawir

Calanka Miyaa Haa * Igu Sawir

Waddan Baan Ahay * Kaalay Iska Arag

__________________________

Oday Jir Jiroollaha* Maslugaagleyda

Abriska oomman* Eyga Ooya

Abeesada Jiifta * GAleydhka Gaarin

Xirsigu Xirtahay *Sixirka Dugsada

……

Ina Bulaale* Ina Igu Sawir

HAdda is casil* oo Hadda Na dhaaf

Intay goori goor tahay * Hadda Na dhaaf

Waan ogaanay * hadda na dhaaf

______________________

CAmoole Miyaa Haa* Igu Sawir

Cuuryaan Miyaa Haa * Igu Sawir

Calanka Miyaa Haa * Igu Sawir

Waddan Baan Ahay * Kaalay Iska Arag

Af Turumbo (Kheyrre)* Yaa Yiri Ka tali

Oo Afkaaga xiro *uma qalantid Iskoris waaxid

Akhlaaqda barro * oo Soo Baro

Maalayacni Qabiil Aabbihiis * Aalbiitaro Koobka Qabiilka sii

Arsenal (Shabaab) baad tahay * Shacabkuna wuu ogyahay

Baarlamaanku ku arag * Xaggey Baad aadi

___-_______________________________

CAmoole Miyaa Haa* Igu Sawir

Cuuryaan Miyaa Haa * Igu Sawir

Calanka Miyaa Haa * Igu Sawir

Waddan Baan Ahay * Kaalay Iska Arag

Haddii aad doonto halkan ka daawo iyadoo dhammeystiran.

Erayada oo dhammeystiran dib ayaan idin soo gudbin doonaa, waxaana qoray oo isku soo duba riday Xuseen Madoobe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Wasiiradii Hirshabeelle u tagay Xalinta Xiisada ka taagan Jowhar.

Wasiirka Wasaaradad Amniga qaranka iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukumada Soomaaliya oo shalay ka soo ...

Weerarrada Toorreyda Loo Adeegsada Oo Yurub Ku Batay Iyo Ruushka Oo Weerar Cusub Uu Ka Dhacay

Nin mindi sita ayaa 7 qof ku dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Surgut, ee ku ...